7 Caado Oo Ay Leeyihiin Dadka Guusha gaara
Hordhac Guushu ma aha wax nasiib ku yimaada ama dad gaar ah uun loo qoondeeyay. Waa natiijo ka dhalata caadooyin joogta ah oo qofku nolosholiisa ku dhaqmo maalin kasta. Dadka guusha gaara waxa ay wadaagaan astaamo iyo caadooyin isku mid ah. In kastoo ay ku kala duwan yihiin dhaqan, xirfad ama dal. Qof kasta oo…