Qoraallo & Qisooyin
Nolosha Taabanaya

Halkan ka hel qoraallo tayo leh, fikrado qoto dheer, iyo qisooyin dhab ah oo ka turjumaya nolosha, waayo-aragnimada, iyo dhiirrigelinta maalinlaha ah.

From our blog

Qoraalladii ugu Dambeeya

Sidee Ardaygu U Noqon Karaa Mid Maskax Furan oo Hal-Abuur Leh?

Sidee Ardaygu U Noqon Karaa Mid Maskax Furan oo Hal-Abuur Leh?

waxbarashadu maanta kuma koobna oo kaliya in la xafido casharro ama la gudbo imtixaan. Dunida casriga ah waxay u baahan tahay arday leh maxkax furan iyo hal-abuur, si uu ula qabsada isbeddelada degdegga ee ka dhacaya tiknoolajiyada, iyo nolosha guud ahaan. Arday maskax furan leh waa qof diyaar u ah inuu wax cusub barto, aqbalo…

5 Sir oo Ku Saabsan Isbeddelka Nolosha

5 Sir oo Ku Saabsan Isbeddelka Nolosha

Hordhac Isbeddelka nolosha waa wax ay dad badan ku hammiyaan, laakiin run ahaantii dad yar ayaa si dhab ah u gaara. Sababta ugu weyn ma aha in isbeddelku adag yahay, balse waa in dadku aysan fahmin sida uu dhab ahaantii u shaqeeyo. Inta badan, dadka waxay sugayaan waqti ku habboon, dhiirrigelin, ama fursad weyn laakiin…

10 Khalad oo Dadka Ka Horjoogsada Guusha (Adiguna Ma Sameysaa?)

10 Khalad oo Dadka Ka Horjoogsada Guusha (Adiguna Ma Sameysaa?)

Hordhac Guushu ma aha wax ku yimaada hal mar ama nasiib kaliya. Waa isku darka fikir sax ah, caadooyin joogto ah, iyo go’aamo maalinle ah oo yaryar. Dad badan ayaa leh himilooyin waaweyn, balse waxay ku dhacaan khaladaad aan si sahlan loo dareemin kuwaas oo si tartiib ah u wiiqa horumarkooda. Maqaalkan kooban, waxaad ku…

Sababaha balaadhiya Rizqiga  10 Arrimood Oo Lagu Leho Barako Nolosha

Sababaha balaadhiya Rizqiga  10 Arrimood Oo Lagu Leho Barako Nolosha

Rizqigu waa wax kasta oo Alle (SWC) qofka siiyo si uu ugu noolaado dunidan. Waxaa ka mid ah lacagta, caafimaadka, caruurta, aqoonta iyo xitaa farxada qalbiga. Dad badan waxay is weydiiyaan: Sidee ayuu rizqigu u balaadhaa? maxay yihiin sababaha uu Alle ku kordhiyo barakada rizqiga? Diinta islaamku waxay si cad u tilmaamaysaa in rizqigu aanu…

Erayo Dhiirigelin Leh: Sida ay Noloshaada U Beddeli Karaan

Erayo Dhiirigelin Leh: Sida ay Noloshaada U Beddeli Karaan

Noloshu mar walba ma aha mid sahlan. Qof kasta wuxuu la kulmaa caqabado, niyad jab, iyo daqiiqada uu dareemo in uu quusto. laakiin waxaa jira hal shay oo awood badan oo si deg-deg ah u beddeli kara sida aad u fikirto iyo dareenkaaga, waa erayo dhiirigelin leh. Erayadu waa awood; wax ayay dhisi karaan ama…

Aayadaha Qur’aanka ee Lagu Gubo Jinka Caashaqa

Aayadaha Qur’aanka ee Lagu Gubo Jinka Caashaqa

Hordhac Jinka caashaqa waa mowduuc si weyn uga dhex muuqda bulshooyinka islaamka, gaar ahaan marka laga hadlayo ruqyada sharciyeysan (Ruqyah Sharciyah). Dad badan ayaa aaminsan in jinka caashaqa uu qofka ku dhaco sababa kala duwan awgood, isla markaana uu keeni karo dhibaatooyin nafsi iyo kuwo jireedba leh. Qur’aanka kariimka ayaa ah dawada ugu weyn ee…

Sida Loo Barbaariyo Caruur Akhlaaq Wanaagsan Leh

Sida Loo Barbaariyo Caruur Akhlaaq Wanaagsan Leh

Barbaarinta caruurta waa mas’uuliyad weyn oo saaran waalid kasta. Marka hore caruurtu waa ammaano Eebbe ina siiyay, waxaa laga rabaa waalidka in uu ku dadaalo sidii uu u soo saari lahaa ubad akhlaaq wanaagsan leh, caqli furan, qalbi nadiif ah leh. Intaa waxaa dheer akhlaaqdu waa saldhigga shakhsiyadda ilmaha waana waxa go’aamiya mustaqbalkiisa. Maanta dunidu…

Faa’iidooyinka Salaadda Subax (Fajar)

Faa’iidooyinka Salaadda Subax (Fajar)

Hordhac Ku Saabsan Salaadda Subax Salaadda subax waa salaadda ugu horeysa ee salaadaha shanta ah, waana cibaado leh qiimo gaar ah oo allah subxaanahu wa tacaalaa siiyay, waxaa kale oo lagu magacaabaa salaadul-fajri. Inkasta oo ay tahay salaad gaaban marka la eego rakacaadkeeda, haaddana faaiidooyinkeeda diini, nafsi bulsho, iyo caafimaad aad bay u badan yihiin….

Sifooyinka Qofka Wanaagsan.

Sifooyinka Qofka Wanaagsan.

Hordhac Qof kasta oo dunidan ku nool wuxuu jecel yahay in lagu tilmaamo “Qof wanaagsan” mana aha wax ku yimaado magac ama hanti, balse waa natiijo ka dhalata ficillada, hadalka iyo sida uu ula dhaqmo dadka kale. Islaamka iyo dhaqanka suuban labaduba waxay si wayn u qiimeeyaan qofka wanaagsan, kaas oo ku caan baxa run,…

Ha Seegin Qisooyinka & Qoraallada Cusub

Akhri qoraallo iyo qisoyin xambaarsan cashar iyo dhiirrigelin.