Sida Loo Barbaariyo Caruur Akhlaaq Wanaagsan Leh
Barbaarinta caruurta waa mas’uuliyad weyn oo saaran waalid kasta. Marka hore caruurtu waa ammaano Eebbe ina siiyay, waxaa laga rabaa waalidka in uu ku dadaalo sidii uu u soo saari lahaa ubad akhlaaq wanaagsan leh, caqli furan, qalbi nadiif ah leh. Intaa waxaa dheer akhlaaqdu waa saldhigga shakhsiyadda ilmaha waana waxa go’aamiya mustaqbalkiisa. Maanta dunidu…