Muhiimadda Wakhtiga | Furaha Guusha Nolosha
Waqtigu waa nimco qaali ah oo Alle (SWC) si siman u siiyay dhamman aadamaha, balse dadka ayaa ku kala duwan sida ay uga faa’iidaystaan. Qaar ayaa waqtigooda u adeegsada wax faa’iido leh oo noloshooda horumarinaya, halka qaar kale ay ku lumiyaan wax aan macno lahayn. Muhiimadda Wakhtiga maha wax la iska dhayalsan karo, waayo waa…