Sidee Ardaygu U Noqon Karaa Mid Maskax Furan oo Hal-Abuur Leh?
waxbarashadu maanta kuma koobna oo kaliya in la xafido casharro ama la gudbo imtixaan. Dunida casriga ah waxay u baahan tahay arday leh maxkax furan iyo hal-abuur, si uu ula qabsada isbeddelada degdegga ee ka dhacaya tiknoolajiyada, iyo nolosha guud ahaan. Arday maskax furan leh waa qof diyaar u ah inuu wax cusub barto, aqbalo…