Faa’iidooyinka Salaadda Subax (Fajar)
Hordhac Ku Saabsan Salaadda Subax Salaadda subax waa salaadda ugu horeysa ee salaadaha shanta ah, waana cibaado leh qiimo gaar ah oo allah subxaanahu wa tacaalaa siiyay, waxaa kale oo lagu magacaabaa salaadul-fajri. Inkasta oo ay tahay salaad gaaban marka la eego rakacaadkeeda, haaddana faaiidooyinkeeda diini, nafsi bulsho, iyo caafimaad aad bay u badan yihiin….