Sababaha balaadhiya Rizqiga 10 Arrimood Oo Lagu Leho Barako Nolosha
Rizqigu waa wax kasta oo Alle (SWC) qofka siiyo si uu ugu noolaado dunidan. Waxaa ka mid ah lacagta, caafimaadka, caruurta, aqoonta iyo xitaa farxada qalbiga. Dad badan waxay is weydiiyaan: Sidee ayuu rizqigu u balaadhaa? maxay yihiin sababaha uu Alle ku kordhiyo barakada rizqiga? Diinta islaamku waxay si cad u tilmaamaysaa in rizqigu aanu…