Salaadda maxaa Jabiya? Faham dhamaystiran oo ku saaabsan waxyaabaha buriya Salaada
Hordhac Salaadda waa tiirka labaad ee islaamka, waana cibaada ugu weyn ee Alle ku waajibiyay adoomahiisa ka dib qirashada towxiidka. Salaaddu waa xiriir toos ah oo ka dhaxeeya addoonka iyo rabbigiisa, waana waajib in loo guto si sax ah, xilligeeda, shuruudaheeda iyo arkaanteeda la dhamaystiro. Si kastaba ha ahaatee mararka qaar salaadda waxaa gala burin…