Noloshu Waa Imtixaan! Sidee Looga Gudbaa Si Guul Leh
Hordhac Noloshu waa imtixaan joogta ah, qof walba waxuu la kulmaa waqtiyo adag, imtixaanno kala duwan, iyo duruufo mararka qaar niyad jabiya. Mararka qaar waa imtixaan dhaqaae, marna waa mid caafimaad, qoys, ama mid la xiriira imaanka iyo akhlaaqda. Islaamka wuxuu ina barayaa in noloshu tahay imtixaan, ayna jirta ujeeddo ka danbeysa waxa inagu dhacaya….