Sida Ugu Fudud Ee Xifdinta Qur’aanka Lagu gaaro
Xifdinta qur’aanka kariimka waa sharaf weyn iyo cibaada qiima badan oo uu qofka Muslimka ah ku kasbado ajar iyo martaba sare. Rasuulka (صلى الله عليه وسلم) wuxuu yiri: “Waxoo loo oran doonaa qofka saabibul qur’aanka ah akhri oo kor una akhri si tartiib ah sidii aad dunida ugu akhrin jirtay, darajadaadu waxay joogsan doontaa ayaadda…